Community

Soomaalida Dhowaan Soo Degtay

Waxaan idin ku boorinayna in aad soo hubisaan

Maktabka Magaalada Kirisjaarj waa shabka isku riran oo 12 maktabadood.
Waxaan ku faanaa qalabka iyo adeega aan qabano.

Halka iyo Goorta nala helo

Qalabka ku xiiso gelinkara waxaa ka mid ah:

  • Qalab laba luqadood ku qoran/ qaamuus Af Somaali
  • Qalabka Esol iyo akhriska boogaga sheekooyinka fudud, naxwe, erayo iyo boogag haga hingaada, qaamuusyo Ingiliisi ah, waxbarasho luqadeed - cajalado iyo boogag, IELTS qalab lagu tababarto.
  • Muusik ku duuban CD oo ay ku jiraan muusk dalal kala duwan
  • Waxbarashada hagta dugsiyada sare

Adeegyadeen waxaa ku jira:

Xubin ka noqashada Maktabada:

Waa lacag la'aan Xubin ka noqoshada maktabada

Shuruudaha xubin ka mid noqoshada

  • Waxaad daynsankartaa 20 shay wakhti kasta
  • Badi ashyaadaa waa la ogolyahay in la daynsado
  • Guud ahaan annaga waxbaan ku dalacnaa wixii luma ama la waxyeeleeyo

La kaalay wax

Boogag ku qoran luqadaada

  • Ku xiran kataalogeena oo sheeko caruureedka oo Af Somaali ah

Waxaan soo dhoweynaynaa deeq boogagta dadka waaweyn iyo kuwa caruurta oo luqadiina ku qoran.

Barashada waditaanka

Sharciga wadooyinka waa midka rasmi ahaan laga barto sida New Zealand gaari loogu wado. Waa shay aad dalabkiisa u badan yahay oo laga yaabo in aad u baahantahy aadna u gashaa liiska sugitaanka daraatiisa. Weydiiso maktabada kuugu dhow. Dhamaan maktabadaha waxaa yaal noqol loogu talagalay in lagu barto maktabada dhexdeeda.